Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Ciidamada Uganda oo dilay Wadaad Muslim ah iyo Dad badan oo loo xiray Qaraxyadii Kampala.

    Ciidamada Uganda oo dilay Wadaad Muslim ah iyo Dad badan oo loo xiray Qaraxyadii Kampala.

    November 19, 2021Updated:November 19, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Booliska dalka Uganda oo ku jira howlgalka baaritaanka qaraxyadii ka dhacay magaalada Kampala ayaa toogtay shan qof oo la tuhunsan yahay oo uu ku jiro wadaad muslim ah.

    Booliska ayaa sidoo kale xiray 21 qof, taasoo qeyb ka ah baaritaanka lagu hayo labada qarax oo ismiidaamin ahaa, ayna sheegatay kooxda Daacish, kuwaasoo Talaadadii lagu dilay afar qof.

    Qaraxyada ayaa haaa kuwii ugu dambeeyay weeraro xiriir ah oo ka dhacay dalka ku yaal Bariga Afrika ee Uganda, waxaana markaas kadib aad loo adkeeyay ammaanka, waxaan bilowday baaritaan xoog leh oo lagu sameeynayo qaraxyada.

    Madaxweyne Museveni ayaa wacad ku maray inuu ka adkaan doono “argagixisada”. Weerarada ka dhacay caasimadda Kampala ayaa isu jiray daqiiqado kooban gudahood, iyadoo laba qof oo is-qarxiyay ay mootooyin wateen, iskun qarxiyeen meel u dhow xarunta baarlamaanka, halka weerarka saddexaad uu beegsaday bar koontarool oo ku dhow saldhigga dhexe ee booliska.

    Booliisku waxay sheegeen in weerarradaas ay ka dambeeyeen “argagixiso gudaha ah” oo lala xiriirinayo ururka Allied Democratic Forces (ADF), oo ah koox hubaysan oo ka hawl-gasha bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ooxiriir la leeyahay ISIS (Daacish).

    Galbeedka Uganda dalka ayaa lagu dilay “afar qof oo looga shakisan yahay argagixiso, kuwaas oo dib ugu laabanayey dalka DRC. Ninka shanaad Shekikh Abbaas Muhumed ayaa lagu dilay magaalada Nsangi, oo ka tirsan degmada Wakiso, isagoo isku dayayay inuu ka baxsado isku day lagu xiri lahaa.

    Sheekh Abas Muhamed Kirevu uu ahaa hoggaamiye Islaami ah oo maxalli ah, Booliskana uu ku eedeeyay inuu mas’uul ka ahaa dib u soo kicinta unugyada argagixisada ee magaalada Kampala ayey Boolisku dileen.

    Afhayeenka Booliska ayaa sheegay inay xireen 21 qof oo la tuhunsan yahay. Dadkan ayaa ahaa hawl-wadeenno, isku-duwayaal, maal-geliyeyaal hawlaha argagixisada.

    ISIS Kampala blast Uganda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous Article‘Extremely Worrying’, Severe Drought Grips Most of Somalia
    Next Article K/Galbeed oo shaacisay Liiska 11 Kursi oo La Dooranayo (Akhriso Xildhibaanada ku fadhiya xilligan)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo