Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Ciidamada Yuhuudda oo kordhiyey Duqeynta culus ee Marinka Gaza (Geerida oo ku dhow 100 -Sawirro-)

    Ciidamada Yuhuudda oo kordhiyey Duqeynta culus ee Marinka Gaza (Geerida oo ku dhow 100 -Sawirro-)

    May 13, 2021Updated:May 13, 20211 Min Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidamada Yuhuudda oo adeegsanaya diyaaradaha dagaalka, Taagiyada iyo Madaafiicda Goobta ayaa sii wada duqeyn aan kala joogsi lahayn oo ay ku ekeeyeen Marinka Gaza.

    Waxaa si toos ah loo beegsanayaa dhismooyinka waaweyn ee magaalada Gaza oo ah magaalo dad badan ku nool yihiin oo baaxadeeduna yar tahay, iyadoo qasaaraha dadka Falastiiniyiinta ah uu sii kordhayo.

    Wasaaradda Caafimaadka Falastiin ee Marinka Gaza ayaa maanta shaacisay in dadka ku dhintay weerarrada socda ee Israa’iil ku heyso Marinka Gaza ay gaareen 83 qof oo ay ku jiraan 17 caruur ah iyo 7 haween ah. Waxaa kaloo ku dhaawacmay 487 ruux.

    Ra’iisal wasaaraha Yuhuudda ayaa diiday xabad joojin, waxaana wasiirka Gaashaandhigga uu sheegay inay ku dhaqaaqi doonaan howlgal dhinaca dhulka ah. 600 oo weerarro duqeyn ah ay sheegtay Yuhuudda inay ka fulisay Marinka Gaza ilaa Isniintii, ayna dishay 11 ka mida saraakiisha sare ee ururka Xamaas.

    Dhinaca Yuhudda waxaa la sheegay inay ka dhinteen 7 qof, ayna dhaawacmeen ku dhowaad 230 kale. Duqeynta waxaa ku biiray madaafiicda Goobta oo ciidamada Yuhuudda ay dhigteen agagaarka Marinka Gaza.

    A ball of fire engulfs a tower block in Gaza City early on Thursday morning as Israel presses forward with its campaign against Hamas. 'The campaign is still far from over,' a cabinet minister said after last night's meeting with Netanyahu. 'Whatever we don't do now, we will have to do in six months or a year from now.'
    A colossal explosion erupts as an Israeli bomb blows apart a Hamas target in Gaza City on Thursday
    Palestinians gather to survey the damage to a wrecked block of apartments on Thursday in Beit Lahia in the northern Gaza Strip
    A Palestinian man looks at the destruction of a building on Thursday hit by Israeli airstrikes in Gaza City
    A fire rages at sunrise in Khan Yunish following an Israeli airstrike on targets in the southern Gaza strip, early on May 12, 2021. - Israeli air raids in the Gaza Strip have hit the homes of high-ranking members of the Hamas militant group, the military said Wednesday, with the territory's police headquarters also targeted
    Another multi-storey building was destroyed in Gaza on Wednesday evening by an Israeli air strike, prompting Hamas to retaliate with 130 rockets of its own, as the deadly fighting in the middle east continued on Wednesday. Pictured: Smoke rises from Al-Sharouk tower hit by an Israeli air strikes, in Gaza City on May 12, 2021
    Smoke and fire rise above buildings in Khan Yunis in the southern Gaza Strip, during an Israeli air strike, on May 12, 2021
    Smoke billows from an Israeli air strike on a tower block in Gaza as it collapses. The destruction of apartment apartment towers was among several tactics used during the 2014 war that are now the subject of an investigation by the International Criminal Court into possible war crimes. Israel is not a member of the court and has rejected the probe.
    A fire rages at sunrise in Khan Yunish in the southern Gaza Strip on Wednesday morning as Israel's bombardment of Hamas targets continues
    Duqeynta Gaza Gaza Israel Palestine Yuhuudda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAkhriso: Saddexda Dal ee Jimcaha laga Ciidayo iyo Liiska Dalalka ay maanta u bilaabatay Ciidul Fitriga
    Next Article Maxaa looga hadlay kulankii dhex maray RW Rooble iyo Madaxweynihii hore Xasan Sheekh..?

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo