Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Ciidamadii Puntland oo dib uga gurtay aagga Garacad & Qasaare ba’an oo ka dhashay dagaalkii maanta [Askar la dilay & Gaadiid la gubay]

    Ciidamadii Puntland oo dib uga gurtay aagga Garacad & Qasaare ba’an oo ka dhashay dagaalkii maanta [Askar la dilay & Gaadiid la gubay]

    March 20, 2016Updated:March 20, 20162 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo dgaalka saaka ka qarxay aagga Garacad ee dhex maraya ciidamada Puntland  iyo Alshabaab ayaa sheegaya in Ciidamadii Puntland oo dib uga gurteen  aagga dagaalka kadib markii dagaalkaasi uu noqday kii ugu weynaa si toos ah labada ciidan u dhex mara, isagoo dhaliyay qasaare labada dhinac soo gaaray oo dhimasho, dhaawac iyo gaadiid la gubay isugu jira.

    Dagaalka ayaa ka dhacay duleedka Garacad oo dhul bannaan ah, taasoo keentay inuu qasaaruhu bato. Puntland ayaa sheegayay inay qasaare xoog leh gaarsiiyeen ciidamada Al-shabaab, ayna ka dileen dagaalyahano ku dhow 20, waxayna qirten in dhinacooda ay jirto dhimsaho aanay cayimin iyo Gaari kuwa dagaalka ah oo laga gubay.

    Ciidamadii Puntland oo dib uga gurtay

    Ciidamada Puntland ayaa la sheegay inay dagaalka joojiyeen Galabta casirkii iyagoo dib ugu laabtay Garacad, waxaana wararku sheegayaan inay jiraan qasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaaray ciidamada Puntland.

    Goobta dagaalka ka socdo ayaa lagu magacaabaa Kor-dhafaruur, waxyana 18 KM u jirta deganka Kulub, waxaana dadka degaanka ay sheegeen in weli la maqlayo dhawaqa  rasaasta hubka waaweyn iyo kuw yaryar oo labada dhinac ay is-weydaasanayeen. Isgaarsiinta degaanka ayaa go’an, waxaana yar wararka laga heli karo dagaalka saaka ka bilowday aagga Garacad ee gobolka Mudug.

    Madax ku sugan furimaha dagaalka

    Wasiirka Amniga Puntland iyo madax kala ayaa ku sugan Garacad, waxaana lagu wadaa dib loo abaabulo ciidamada oo ay mar kale ku noqdaan dagaal ay la galaan kooxda ku sugan duleedka Garacad oo la sheegay inay tahay kooxda ugu adag Alshabaab-ka galay Putnland.

    Dhinaca kale wararka laga helayo degaanka Suuj oo ay ka baxeen dagaalamayaashii Alshabaab ayaa sheegaya in weli ay jiraan ciidamo Alshabaab ka tirsan oo ka baxsaday Suuj kuna faafay degaano kale oo halkaasi ka dhow, iyadoo ciidamo ku daba jiraan.

    Puntland ayaa sheegtay inay soo afjartay dagaalkii Togga Suuj oo lagu dilay ku dhowaad 50 ka tirsan Shabaab ay dileen sidoo kalana ilaa 30 Maxbuus oo shabaab ay ay qabteen kuwaasoo , waxaana weli maqan maleeshiyo ka badan 100.

    Maleeshiyada Alshabaab ee galay degaanada Puntland ayaanay jirin ilaa iyo hadda cid u hadashay, waxaana la isla dhex marayaa inay Alshabaab ka tirsan yihiin iyo inay ka goosteen Alshabaab oo ay yihiin garabka ku biiray Daacish, laakiin dagaalyahano la qabtay ayaa qaarkood laga soo xigtay inay yihiin Alshabaab.

    Wadani.com

    Alshabaab Dagaalka Garacad Qasaare dagaalkii Garacad
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleImaamka Muddulood & Duubab dhaqameed la socda oo tegay Beledweyne [Akhri qorshaga loo diray & cidda ka dambeysa]
    Next Article Cutubyo cusub oo ka tirsan Kumaandooska Soomaaliya oo tababar loogu xiray Balidoogle

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo