Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Ciidamo kala taabacsan Saraakiishii ‘Badbaado Qaran’ oo dagaal ku dhex maray duleedka Muqdisho.

    Ciidamo kala taabacsan Saraakiishii ‘Badbaado Qaran’ oo dagaal ku dhex maray duleedka Muqdisho.

    October 11, 2021Updated:October 11, 20212 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu duleedka Bari ee magaalada Muqdisho dagaal ku dhex marayo ciidamo kala taabacsan saraakiishii hoggaamineypsay ciidamadii la baxay ‘Badbaado Qaran’.

    Dagaalkan ayaa ka Socda degaanka Gubadley ee degmada Kaaraan iyo degaanada la xiriira, waxaana dadka degaanka ay sheegeen inay maqlayaan rasaas xoog leh iyo Hubka waaweyn oo la isu adeegsanayo.

    Ciidamada dagaalamaya ayaa kala taabacsan Col. Saney Cabdulle iyo Col. Cismaan Xaadoole, waxayna wararku sheegayaan inuu dagaalka salka ku hayo Isbaarooyin lacago lagu qaado iyo goobaha laga qofo Kaawada, Jayga iyo Dhagaxa ee duleedka Muqdisho gaar ahaan Jidka isku xira Muqdisho iyo Degmada Warsheekh.

    Dagaalka ayaa intiisa badan ka dhacay labada Waax ee Wajeer iyo nNageyle ee degmada Kaaraan, wuxuuna saameyn klu yeeshay xaafadda Xaawo Casir, aagga Keydsaney iyo degaanka Xarko-dheere, waxaana la sheegay inay laba qof oo dad shacab ah ku dhinteen, halka qasaare oo dhaawacyo ah ay jiraan, kuna barakceen dadkii halkaasi deganaa.

    Waxaa maqribnimadii istaagay dagaalka, iyadoo uu halkaasi gaaray taliyaha ciidamada Milateriga Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage.

    Guddoomiye kuxigeenka degmada oo eedeeyay Ciidamada Col. Saney (Halkan ka akhriso)

    Guddoomiyaha Kaaraan oo ku baaqay in Degmadiisa laga saaro ciidamada Guutada 4-aad ee Col. Saney Cabdulle (Akhriso)

    Ciidamadan ayaa hore ugu dagaalamay xaafadda Kawaan-Barri ee degmada Kaaraan, markii la isku qabtay lacagaha laga qaado Kaawooyinka laga qodo dhagaxa ee degaankaasi.

    Guutada 27-aad ee ciidamada milateriga ayaa u badan ciidamo u kala qeybsan beelo iyo saraakiil iskood u shaqeysa oo mararka qaarkood dagaallo dhex maraan.

    Guddoomiyaha Kaaraan oo dalbaday in Degmadiisa laga saaro Ciidamada Guutada 4-aad ee Col. Saney
    Ciidamada Col. Saney oo lagu eedeeyay inay Hubka waaweyn ku rideen xaafado ka tirsan Kaaraan
    Ciidamada Badbaado Qaran Cismaan Xaadoole Col. Saney Muqdisho Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGolaha Midowga Musharixiinta oo Eedeyn u jeediyey Golaha Wadatashiga Qaran (War-Cusub)
    Next Article Ciidamada Col. Saney oo lagu eedeeyay inay Hubka waaweyn ku rideen xaafado ka tirsan Kaaraan

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo