Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Ciidamo Milateri ah oo la wareegay Bartii Canshuuraha Hirshabeelle ee Ceelcadde & Lacag ay ka dhaceen

    Ciidamo Milateri ah oo la wareegay Bartii Canshuuraha Hirshabeelle ee Ceelcadde & Lacag ay ka dhaceen

    July 18, 20181 Min Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidamo ka tirsan milateriga Soomaaliya ee ka howlgala Gobolka Sh/dhexe ayaa weerar ku qaaday oo la wareegay Bar koontarool oo ay canshuurta ku qaadaan maamulka Hirshabeelle, kaasoo dhowaan lagu wareejiyey.

    Guddoomiye ku xigeenka Gobalka Shabeelaha Dhexe Cabdullaahi Shataawe ayaa ku eedeeyay in Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya inay ka qabsadeen bartii degaanka Ceel-cade ee Jidka Bari oo ahayd tan ugu weyn ee canshuurta looga qaado Gaadiidka isaga goosha Magaalada Muqdisho Gobollada Sh/dhexe iyo Galgaduud.

    Ciidamadan oo ay wateen saraakiil uu magacaabay oo ka tirsan qeybta 27aad ee ciidamada Xoogga dalka ayaa sidoo kale  qaatay lacag shalay la ururiyey oo gaareysa 170 Milyan oo Shilin Soomaali ah, waxayna goobtaasi ka eryeen ciidamadii iyo saraakiishii canshuurta ee Hirshabeelle.

    Barta Koontaroolka degaanka Ceelcadde oo ay hore ciidamo milateri ah u joogi jireen ayaa dhowaan lagu wareejiyey maamulka Hirshabeelle, kadib heshiiskii magaalada Baydhaba ee madaxda dowladda iyo maamul Goboleedyada, waxaana muddo 10 maalmood ah gacanta ku hayey, iyadoo ay dib ula waregaan ciidamada milateriga oo Gobolka Sh/dhexe ku caan baxay isbaaro ay lacago ku qaataan.

    Taliyeyaasha urur iyo horin ee falkaas ku lugta lah ayuu guddoomiye ku xigeenka Sh/dhexe magacyadooda ku sheegay C/kariin, Xasan Gacamey iyo C/rashiid, kuwaasoo ka tirsan qeybta 27aad ee ciidamada Milateriga.

    Ceelcadde Hirshabeelle Milateri SNA
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDabley hubeysan oo Dhimasho iyo Dhaawac ka geysatay Magaalada Gaalkacyo
    Next Article Kulan dhex maray Safiirka dalka Qatar ee Somalia & Ku-simaha Madaxweynaha [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo