Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»Ciladii ugu weyneyd ee Facebook, Instagram iyo Whatsapp oo qaadatay muddo 11 saacadood ah..

    Ciladii ugu weyneyd ee Facebook, Instagram iyo Whatsapp oo qaadatay muddo 11 saacadood ah..

    July 4, 2019Updated:July 4, 20191 Min Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Shirkadda Facebook ayaa shaacisay in ciladii qabsatay la xaliyey gebi ahaan, kadib markii ay ku qaadatay muddo 11 saacadood ah dunida oo dhan.

    Ciladan oo bilaabatay Galabnimadii Xilliga London ayaa socotay ilaa saqdii dhexe kadib ayaa sabab looga dhigay nidaamkeeda gudaha ee dib u habeynta oo cilad ku timid, kadibna saameyn ku yeshay severka ay ku wadaj iraan saddexda shirkadood ee ugu waaweyn baraha bulshada Facebook, Instagram iyo Whatsapp.

    Facebook first acknowledged the issue around noon (ET) in a brief statement on Twitter, saying it was aware and 'working to get things back to normal' but reports of outages to Facebook, Instagram and WhatsApp started drifting in from several hours beforehand

    Arrintan oo Facebook ay warar kala duwan kasoo saartay ayaan xal loo helin iyadoo dunida oo dhan ay saameysay inaysan adeegyadaasi si fiican u shaqeyneynin, dadkuna aysan awoodin inay sawirro ama video geliyan barahooda.

    Shirkadda Facebook ayaa isak leh shirkadaha Instagram iyo Whatsapp, waxayna isugu geysan nidaam qura oo ay ku shaqeeyaan, taasoo keentay in ciladdii dhacda ay saameyn ku wada yeelato. Maarso 2019 ayey ahayd markii Facebook ay soo wajahday ciladii ugu weyneyd abid, taasoo ka dhalatay dhibaato ka timid culeys ka dhashay baaxadda keydka.

    Dadweynaha ayaa adeegsaday Twitter-ka si ay uga doodan cilada ku timid saddexda shirkadooda ee Facebook, Instagram iyo Whatsapp, waxaana si weyn loo dhaliilay adeegga shirkadahaasi ee Facebook ku xiran.

    Facebook claims it is 'back at 100% for everyone' after a mass outage saw worldwide connectivity issues plague its entire family of apps yesterday for 11 hours
    Facebook Instagram Whatsapp
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleEedeysane Hubka u kala gudbin jiray xubnaha Alshabaab ee Muqdisho oo xukun lagu riday..
    Next Article Diiwaangelinta Ciidamada Ahlu Suna oo ka bilaabaneysa Dh/mareeb & Kheyre oo Qorshe culus u dejiyay Ahlu Suna.

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo