Tuesday, May 13, 2025

C/kariin Guuleed oo bilaabay dhismaha ciidamada Maamulka Galmudug

Madaxweynaha Maamulka cusub ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed  ayaa shaaciyay in maamulkiisa  bilaabay qorshe lagu doonayo in ciidamo rasmi ah loogu sameeyo, iyadoo markii hore ay degaanadaasi ku sugnaayeen ciidamo beeleed iyo kuwo dowladda taabacsan oo kala duwan.

Abdikarin Guled

Hogaamiye C/kariin Guuleed ayaa u muuqda inuu howshiida ugu horeysa ka dhigay dhismaha ciidamada, iyadoo ay jiraan khataro ku wareegsan maamulka cusub.

Ad
  1. Ciidamada la isku dhafayo ayaa kala ah:
  2. Ciidamada uu heystay Cabdi Qeybdiid ee ka tirsanaa maamulkii hore ee Galmudug
  3. Ciidamada Cadaado ku sugnaa ee hoos imaanayay Maamulkii Ximan & Xeeb

iyo Ciidamadii dowladda Federaalka ee fadhigoodu ahaa Dhuusamreeb

Guuleed ayaa sheegay in isku dhafka ciidamada Galmudug ujeedkoodu yahay in la helo hal ciidan oo maamulkaasi hoos yimaada awoodna u yeesha sugidda ammaanka, iyadoo guddiyo kala duwan loo magacaabay arrintan oo ay la shaqeyn doonaan maamuladii hore.

 

- Advertisement -

[ad name=”HTML-1″]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON