Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa magaalada Muqdisho galabta uga dhawaaqay inuu xaalad degdeg ah ku soo rogay maamulka Galmudug.
Qoraal ka soo baxay madaxweyne C/kariin Guuleed oo xildhibaano ka tirsan maamulkiisa ay maanta ku dhawaaqeen inau xilkii ka qaadeen ayuu ku sheegay inuu ciidamada ammaanka maamulka u xil saaray fulinta xaaladda degdega ah.
AKHRI WAREEGTADA


![C/kariin Guuleed oo ku dhawaaqay inuu xaalad degdeg ah ku soo rogay Galmudug [Dikreeto]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2017/01/guuleed_casir.jpg)