Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa soo jeediyay in magaalada Gaalkacyo la hoos geeyo hal maamul oo qura.
Isagoo ka hadlayay magaalada Cadaado ayuu sheega inay Gaalkaco tahay magaalada kaliya ee kala qeybsan Soomaaliya, isla markaana uu doonayo in hal maamul iyo hal gacan ay gasho oo ay hesho xasilooni iyo deganaan.
DHAGEYSO CODKA MADAXWEYNAHA GALMUDUG
Wadani.com

![C/kariin Guuleed: “Waxaan rabnaa in Gaalkacyo ay hoos tagto hal maamul iyo hal gacan..” [DHAGEYSO]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2015/12/Guuleed.jpg)