Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Ingiriiska oo ka baxday Midowga Yurub & Lacagta Ingiriiska oo hoos u dhacday

    Ingiriiska oo ka baxday Midowga Yurub & Lacagta Ingiriiska oo hoos u dhacday

    June 24, 2016Updated:June 24, 20162 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo ay socoto tirinta codadka cod bixinta dadweynaha Britian ee loo qaadayo in dalkaasi ka sii mid ahaado Midowga Yurub iyo inuu isaga baxo oo gooni isu taago ayaa waxaa hogaanka codadka ku horeeya dadka doonaya in Ingiriisku ka baxo Midowga Yurub.

    Cod bixinta oo dhacday shalay waxay noqotay tii ugu adkeyd, waxaana laba dhinac ay saameyn weyn ku yeesheen dadka dalkaasi ee kala qeybssan, waxaana durba soo baxday cabsi ku saabsan in Ingiriisku ku socdo inuu ka baxo Midowga Yurub.

    Natiijada xilligan socota tirinteeda waxaa hogaanka haya kooxda taageersan in Ingiriisku ka baxo Midowga Yurub, taasina waxay keentay in lacagta Britian ee Ginniga istarliinka (Pound) ay hoos u dhacdo ayna gaarto heerkii ugu hooseeyay tan iyo sanadkii 1985, waxayna gaartay halkii Doolar 1.35.

    Natiijada ayaa iska soo daba dhaceysa, iyadoo mar waliba isbedel ku imaanayo markii codadka la tirinayo ay soo bataan. BBC ayaa saadaalisay in UK ka bixi doonto Midowga Yurub. Saxaafadda Ingiriiska ayaa dhammaanteed iminka saadaalineysa in Britian ay isaga baxday Midowga Yurub arrintan oo dhaawac weyn ku ah dad badan oo ay ka mid tahay Soomaalida dalkaasi tegay iyo dalalka kale ee Yurub.

    Ka bixitaanka Ingiriiska ee Midowga Yurub ayaa saameyn weyn ku yeelan doonta dunida oo dhan, waxaana la saadaalinayaa in dhaqaale ahaan UK wajihi doonto dhibaatooyin waqtiga dhow.

    Natiijadii ugu danbeysay ee BBC-da ayaa sheegeysa in kooxda diidan in Midowga Yurub ka baxdo Ingiriiska ay heleen codad dhan 52%, halka 48% ay heleen kooxdii u raacsaneyd Midowga Yurub.

    Ingiriiska ayaa iminka si rasmi ah uga baxay Midowga Yurub kadib muddo 43 sanadood ah oo uu ku jiray, waxayna tani isbedel weyn u keeni kartaa dalkaas.

    HALKAN KALA SOCO NATIIJADA UGU DAMBEYSA

    EU Referendum Results

    Wadani.com

    Britian Camerom David Kameron UK Uk votes
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleToogasho degdeg ah oo lagu xukumay askarigii dilay Taliyihii NISA ee Sh/Dhexe (Sawirro)
    Next Article Ra’iisal wasaaraha Ingiriiska oo ku dhawaaqay inuu is casilayo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo