Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, May 23
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Front
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Cod u qaadista Mooshinkii Jubba oo mar kale baaqday & madaxda sare DF oo soo faragelisay
    Baarlamaanka

    Cod u qaadista Mooshinkii Jubba oo mar kale baaqday & madaxda sare DF oo soo faragelisay

    WebmasterBy WebmasterMay 23, 2015No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kulankii baarlamaanka ee maanta lagu waday in cod loogu qaado mooshinka laga keenay Baarlamaanka KMG ah ee loo dhisay Jubba ayaa mar kale maanta u baaqday kooram la’aan kadib markii muddo dheer la sugayay in kulankaasi qabsoom oo la sheegay in qaraxyo laga cabsi qabo inay hareeraha xarunta baarlamaanka ka dhacaan.

    Guddoomiyaha baarlamaanka ayaa markii danbe yimid xarunta Baarlamaanka, taasoo ka dambeysay markii ay ku adkeysteen xildhibaanno 100 xubnood ku dhow in shirku qabsoomo oo codka la qaado. Guddoomiye Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa kulanka markii uu furay ka akhriyay qoraal uga yimid xukuumada Soomaaliya oo ay ku codsaday in arrinta mooshinka iyada waqti kooban la siiyo si ay u soo xaliso.

    sadexda

    Codsigaas waxaa ka hor yimid xildhibannada Baarlamaanka, waxayna diideen in mooshin cod qaadis  maraya dib loo celiyo iyagoo guddoomiyaha ka dalbaday inuu codka qaado, muddo kadib waxaa meesha ka dhacay qorshe kale oo xildhibaanada qaarkood si hoose loola hadlay kadibna ay shirka isaga tageen, waxaana markii la tiriyay tirada xildhibaanada shirka fadhiyay si codka loo qaado la waayay kooram cod qaadi kara.

    Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa markaas kadib ku dhawaaqay in kooram la’aan ay jirto lana qaadi karin codkii loo balansanaa sidaasi oo shirkii lagu xiray. Madaxda sare ee dowladda ayaa la sheegay inay si toos ah xaaladda u soo farageliyeen oo xildhibaannada iyo wasiirada xildhibaanada ah ugu baaqeen inay ka baxaan shirka si looga badbaado cod loo qaado mooshinka oo xaaladiisu cakiran tahay.

    Shirar is daba joog ah ayaa hadda ka socda madaxtooyada iyadoo madaxda sare ay doonayaan inay kala furfuraan mooshinkan oo qarka u saaran inuu kala fogeeyo maamulka Jubba iyo dowladda Federaaalka.

    Goobjooge.com

    [ad name=”HTML-1″]

     

    [ad name=”HTML-6″]

    Baarlamaanka mooshinka Jubba
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Webmaster
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Goobjooge.com: An Online News portal, tracks all news round the clock which will cover Politics, entertainment, sports and world news. Waxaad nagala soo xiriir kartaa: info@goobjooge.com

    Related Posts

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    Wasiirkii Arrimaha Dibadda Jabuuti Maxamud Cali Yuusuf oo loo Doortay Guddoomiyaha Midowga Afrika

    February 15, 2025

    Madaxweynaha Turkiga oo ka hor yimid barakicinta Dadka Gaza, Donald Trump ku tilmaamay nin iska hadlay

    February 10, 2025

    Comments are closed.

    © 2025 Wadani.com .
    • Home-1
    • About Goobjooge
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo