Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»C/raxmaan Faroole oo jawaab kulul u soo diray Wasiir Xoosh & Wax ka bedelka Dastuurka [Akhriso]

    C/raxmaan Faroole oo jawaab kulul u soo diray Wasiir Xoosh & Wax ka bedelka Dastuurka [Akhriso]

    June 18, 20173 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaan C/raxmaan Faroole oo ka mida Senatoorada Aqalka sare, horeba u ahaa madaxweynaha Puntland ayaa jawaab kulul u diray Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya.

    Faroole ayaa sheegay inuu caddeyn u hayo wax ka bedelka Xoosh iyo dowladii uu ka midka ahaa ku sameeyeen, isla markaana qoraalo ka sameeyeen, lana wadaageen beesha caalamka, wuxuuna beeniyay warkii uu Wasiirka Dastuurka  C/raxmaan Xoosh Jibtiil ka sheegay magaalada Garowe.

    “Waxaa uu qirtay in uu wax ka bedelay, oo isagu uu labo iyo saddex qodob ka sheegay wey ka badan yihiin, anagu qoraal baanu ka sameynay, wax qarsoona mahan International-ka waa ogyihiin, cid walbana waa haysata, wax uu qalday oo uu faraha geliyay iyo wax laga tegayba iyo wax faraha la geshey weeye..” ayuu yiri C/raxmaan Faroole oo u warramay Radio Garowe.

    Wuxuu sheegay in Dastuurka wax looga bedeli karo oo qura, sida uu qeexayo markii la raaco nidaamka dastuurku qoraayo, oo ku cad articles-ka 132, 133, 134 oo nin waliba akhrisan karo. “Waxaan dadka usoo jeedinaya wax yaqaan, ducoments-kaasi meel walbo waa yaalla, isagoo English ku turjuman, oo qoladii Loojistikada noo haysay iyo United Nation ay ku turjuntay English buu yaalla, lama qaldi karo cida dibedda jirta oo qaarkood wax yaqaana laakiin aan Afsoomaaliga aad u aqoon, kaa Englishka bay akhrisan karaan waa heli karan wuxu waafaqsan yahay kii la saxiixay, kan uu isagu wax ka taa taabtay ma waafaqsana…” ayuu yiri Faroole.

    C/raxmaan Faroole ayaa si cad u sheegay in C/raxmaan Xoosh aan laga saamixi doonin wixii ku kacay isagoo yiri: “Waxaan idiin sheegayaa Aflagaadada uu sameeyey oo uu leeyahay Cabdiraxmaan Jibriil, propoganda ayey ahayd wixii aan ka qornay waagii aan anigu weliba Madaxweynaha ka ahaa Puntland, waa Aflagaaddo iyo madax goosasho iyo wax sharci la isku geyn karo weeye, waana qalad inuu saa yiraahdo, waana danbe, waana loo haysta lagu musaamixi maayo….:

    Faroole ayaa ka hadlay in C/raxmaan Xoosh aanay shaqadiisa ahayn waxa uu la wareegayo, wuxuuna sheegay in waxa uu la wareegayo Xoosh ay tahay shaqadii baarlamaanka, oo horena laba guddi oo baarlaamani ah loo sameeyay, meesha kaliya ee xukuuumadu kasoo geli kartana ay tahay Golaheeda wasaaradaha, Prime ministerka , Madaxweynaha iyo wasiirkoodu inay soo magacaabaan, Guddigii farsamada oo wax yaqaan ah oo dastuurku siduu qorayo loo eegay, oo markaa kabacdi laga ansixiyey baarlamaanka labada aqalba laga ansixiyey, oo dad lagu aamini karo inay waxaa qabtaan ah.

    “Waxaa uu  la wareegayo Xoosh waa wax kama jiraan, mana aha shaqadiisii, ha ula noqdo Xamar, dowladda dhexena waxaan usoo jeedinayaa Prime ministerka iyo Madaxweynaha inay dastuurka cid u qeybshaan , akhriyaan, sida uu qoraayo, ay u magacaabaan guddigii farsamada, oo la shaqeyn doona guddiga magacaaban ee labada aqal ee baarlamaanka ah..” ayuu yiri Faroole.

    Aqalka sare Dastuurka Faroole Top Xoosh Jibriil
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAKHRISO: Qodobadii kasoo baxay Shirkii Hannaanka Dib u heshiisiinta Soomaaliya [Sawirro]
    Next Article Alshabaab oo Weerar culus ku qaaday Saldhigga ciidamada dowladda iyo AMISOM & Dagaal socda…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo