Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo shalay isu soo sharxay xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la weydiiyay su’aal adag.
Wareysi ay la yeelatay VOA-da ayaa lagu weydiiyay su’aal ahayd: Wixii aad Ra’iisal wasaare ku qaban weyday miyaad qaban kartaa markii aad madaxweyne noqoto?.
Jawaabta Cumar C/rashiid oo isku qasan hoos ka dhageyso
Wadani.com

![Cumar C/rashiid: Ra’iisal Wasaare wixii uu ku qaban waayay miyuu Madaxweyne ku qaban karaa? [Dhageyso]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2016/03/cumar-crashiid.jpg)