Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Cumar Filish oo kulankii ugu horeeyay ee Saacado qaatay la yeeshay Guddoomiyeyaasha Degmooyinka.

    Cumar Filish oo kulankii ugu horeeyay ee Saacado qaatay la yeeshay Guddoomiyeyaasha Degmooyinka.

    September 4, 2019Updated:September 4, 20191 Min Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulankiisii ugu horeeyay maanta la yeesahy guddoomiyaasha degmooyinka gobolka Banaadir tan iyo intii uu xilka qabtay horaantkii toddobaadkan.

    Kulanka oo sidoo kale ahaa kii ugu horeeyay ee Guddoomiyeyaasha degmooyinka G/Banaadir iyo maamulka ay yeeshaan tan iyo 24-kii July oo qarax weyn ka dhacay xarunta G/banaadir ayaa looga hadlay xaaladda Amniga caasimadda, Nadaafadda, Canshuuraha iyo isla xisaabtanka, waaan goobjoog ka ahaa guddoomiye ku-xigeenada maamulka gobolka Banaadir iyo Xoghayaha guud.

    Kulanka ayaa la sheegay inuu saacado qaatay oo si weyn loogu dheeraaday xaaladda maamulka G/Banaadir iyo waa-shaqeynta Gobolka Banaadir.

    Klankani uu maanta shir gudoomiyay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Cumar Filish ayaa qeyb ka ah kulanka degmooyinka gobolka Banaadir ayaa markii ugu horeysay la qabtay tan iyo 24-kii bishii July ee sanadkani kadib qaraxii ka dhacay Aqalka dowlada hoose Xamar.

    Image may contain: 2 people, people sitting, table and indoor
    Image may contain: 1 person
    Image may contain: 6 people, people sitting and indoor
    Image may contain: 4 people, people sitting, table and indoor
    Cumar Filish Degmooyinka G/Banaadir G//Banaadir Xarunta Gobolka
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasiir Goodax: “Macalimiinta dhigta Dugsiyada Hoose/Dhexe waxaa soo baxday in 22% kaliya ay Macalimiin noqon karaan”
    Next Article Faahfaahin: Alshabab oo Weerar gaadmo ah ku qaaday Ciidamada Dowladda Duleedka…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo