Turkiga oo ka mida dalalka ugu waaweyn gaashaanbuurta NATO uguna ciidamada badan ayaa dhinaca kale ku dhaqaaqday horumar dhinaca qalabka milateriga ah.
Warshadaha Turkiga oo soo saara hub kala duwan waxay si rasmi ah u howlgashay Diyaaradda dagaalka ATAK T129 oo ah nooc casri ah oo Helikobtar ah, Sanadkii 2014 oo ciidamada Turkiga ku howlgaleen iyadoo dhismaheeda iyo soo saarkeeda uu socday muddo 7 sano ah.
Diyaaradda dagaal ee ATAK T129 ayaa fulisa weerarrada dhulka waxayna awood u leedahay inay habeen iyo maalin howlgasho, iyadoo bartimaameed kasta toogan karto, waxaana diyaaradan oo laba duuliye ay kaxeyneyso dalbaday dalal dhowr ah si looga iibiyo.
HOOS KA DAAWO QAABKA SOO SAARINTA IYO HOWLGALKA DIYAARADDA HELIKOBTARTAKA DAGAALKA TURKIGU SOO SAARAY EE ATAK T129
https://youtu.be/DHYRqN48hd8