Waa barnaamijkii aad sugeyseen ee sirdoonka lagana sameeyay ragga Alshabaab ka midka ahaa ee dowladda U gacan gala.Markan waxaa la wareysanayaa Xasan Xanafi Xaaji oo loo aaneynayo inuu ahaa ragga Alshabaab ugu qaabilsan dilka weriyeyaasha.
Ninkan wuxu hore u ahaa Weriye ka howlgala magaalada Muqdisho intii aanu ku biirin Alshabaab, waxaana laga soo qabtay xuduudka Kenya.
Barnaamijkan ka muuqda Xasan Xanafi oo dhaawacyo xoog leh oo bogsaday ka gaareen madaxa. Weriye C/casiis Afrika ayaa daadihinaya barnaamijkan oo xogo badan xambaarsan. Waxaana barnaamijka ka qeyb qaadanaya weriyayaal badan
HORDHACA DHINACA SARE KA DAAWO
Wadani.com