Qareenada Shulman Rodgers ayaa ka daba tegay been abuurkii ay shaqsiyaad Soomaaliyeed ka faafiyeen kuna sumcad dileen kooxda la socodka cunaqabteynta Hubka ee Soomaaliya u qaabilsan Qaramada Midoobay. Waxayna dacwad ay ku oogeen xubnaha Guddiga iyo nink madaxda u ah ay hadda mareysaa meel gabagabo ah.
DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO
Kiiska Xasan Kheyre ayaa ahaa inuu xiriir la leeyahay Alshabaab iyadoo Guddiga Monitorig-ka ay shaqsi ahaan u beegsadeen isla markaana ka faafiyeen warar halis ah [HOOS KA AKHRI EEDAHA GUDDIGA]
http://goobjooge.com/madaxda-shirkada-soma-oil-oo-lala-xiriiriyay-alshabaab-fadeexad-akhriso-warqada-guddiga-un-ka/
http://goobjooge.com/un-investigates-director-oil-firm-chaired-michael-howard-possible-extremist-links/
Wadani.com