Saraakiisha ciidamada Booliska ee hoggaanka Canshuuraha ayaa faahfaahin ka bixiyey kiiska musuqa ah ee loo heysto madaxda iyo shaqaalaha Waaxda Canshuuraha dekadda weyn ee Muqdisho.
ilaa 10 ka mida madaxda iyo shaqaalaha Kastamka Dekadda Muqdisho ayaa xabsiga loo taxaabay shalay iyo xalay iyadoo uu ka mid yahay madixii canshuuraha dekadda Muqdisho Axmed C/llaahi Samow, waxaan lagu soo eedeeyay xatooyo xoolo dadweyne.
HOOS KA DAAWO