Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya xilligii KMG ahaa Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in nidaamka 4.5 uu xaq uga maqan yahay beeshooda isaga iyo madaxweynaha oo qaabka degaanka uu aaminsan yahay in lagu soo xulo Baarlamaanka 2016 la dhisayo.
Isagoo wareysi siiyay telefishanka SBC xilli uu ku sugnaa magaalada Boosaaso ayuu Prof. Cali Maxamed Geedi uu faahfaahin ka bixiyay qaabka uu doonayo in looga baxo 4.5, wuxuuna caddeeyay in dad Soomaali muwaadin ah aanay diideynin in qaab degaan wax lagu qeybsado.
SARE KA DAAWO WAREYSIGA
Wadani.com