Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa mar kale Muqdisho la tegay ciidamo kooban oo horin ka yar oo wafdigiisa la socda mar waliba uu tago Muqdisho, iyadoo horeba ay dhowr jeer u dhacday inuu ciidamadaasi u kaxeysto Muqdisho oo uu mar ka ahaan jiray Ra’iisal wasaare.
DAAWO MUUQAALADA C/WELI GAAS IYO CIIDAMADA UU MUQDISHO LA TEGAY MAANTA
Wadani.com