Waxaa si lama filaan ah maanta dagaal hor leh uga qarxay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, kadib heshiiskii weynaa ee shalay ka dhacay halkaasi oo labada madaxweyne ee Galmudug iyo Puntland ay saxiixeen.
Dagaalka maanta ayaa qasaare baaxad weyn leh dhaliyay, waxaana madaafiic is weydaarsaday labada dhinac, waxaad dhinaca sare ka daawan kartaa qeyb yar oo ka mida dagaalka maanta dhacay iyo ololka madaafiicdu dhaliyeen.
Wadani.com