Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay dalka Kenya Maxamed Cali Nuur (Americo) ayaa sheegay inuu dacwad ku soo oogayo Gudoomiyaha gobolka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax kadib markii uu amar ku bixiyay inuusan tegi karin magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.
“Wax laga xumaado waaye, xaq ayaan u leeyahay inaan tago meel kasta muwaadin Soomaaliyeed ayaan ahay, Isaga ayaa la weydiinayaa sababta laakiin anigu sidaas uga hari maayo waan dacweyn doonaa..” ayuu yiri Danjire Cali America oo sheegay in dadka Hiiraan iyo maamulkooda aysan si fiican u soo dhoweeyeen.
HOOS KA DAAWO VIDEO
[ot-video type=”youtube” url=”https://www.youtube.com/watch?v=GwUpX5nPwjo”]
[ad name=”HTML-1″]