Dhoolatus cajiib ah ayay soo bandhigeen ciidamadii ugu horeeyay ee Turkigu ku tababarro saldhiga magaalada Muqdisho.
Munaasbad lagu soo xiray tababarka ciidamadan ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo safaaradda Turkiga ee Muqdisho, iyadoo si weyn loola dhacay dhoolatuska ciidamada cusub ee Turkigu u tababarrtay Soomaaliya.
MAQAL & MUUQAAL