Kooxda mucaaradka islaamiga ah ee NUSRA ayaa baahisay muuqaalka diyaarad dagaal oo ciidamada dowladda Suuriya leeyihiin oo la soo riday, iyadoo holac ka baxayo, waxaana la qabtay duuliyihii waday diyaaradda oo isku dayay inuu is badbaadiyo.
Muuqaalka ay kooxda soo duubtay waxaa la soo dhigay baraha bulshada, iyadoo uu ka muuqdo dhinaca hoose muuqaalka duuliyaha diyaaradda oo lagu soo riday magaalada ceysh ee duleedka Xalab.

Wadani.com