Diyaaradii ugu horeysay oo rakaab ah ayaa maanta ka degtay garoonka Diyaaradaha magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, kaasoo xirnaa muddo ka badan ilaa 10 sanadood, waxaana dhowaan lagu dhawaaqay inuu furan yahay.
Waxaa maanta soo caga dhigatay diyaarad rakaab ah oo ka timid dhinaca magaalada Muqdisho oo geystay dad rakaab ah, iyadoo ay hore u sii raaceen rakaab kale oo ku socday Magaalada Muqdisho.
HOOS KA DAAWO MUUQAALADA GAROONKA IYO DIYAARADDA KA DEGTAY
Wadani.com
[ad name=”HTML-1″]