Dowladda Soomaaliya ayaa saanad hub iyo rasaas ah u diray Puntland kadib markii ay Alshabaab dagaal ku qaadeen degaano ka tirsan xeebaha Puntland.
Saanada oo ay direen ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa lagu qaaday laba diyaaradood iyadoo ay ku socotay ciidamada xoogga dalka qeybta 54-aad ee Puntland hoos taga.
DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO
Wadani.com