Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Sharciyada»DAAWO: Duniyo & Haweeya Faarax oo soo bandhigay dacwadii Guri uu ku heysto Col. Xaashi Furre (CADDEYN)

    DAAWO: Duniyo & Haweeya Faarax oo soo bandhigay dacwadii Guri uu ku heysto Col. Xaashi Furre (CADDEYN)

    September 7, 2015Updated:September 7, 20153 Mins Read Sharciyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Haweeya iyo
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa beryahanba dood kulul ka taagneyd guri ku yaala degmada C/casiis ee xaafadda Liido magaalada Muqdisho. Gurigan oo ay isku heystaan Nin hore ui deganaa oo lagu magcaabo Xashi Bulxan Furre iyo laba gabdhood oo sheegay inay iibsadeen, waxaan halkan ku heynaa caddeyn kale oo gabadhuhu saxaafadda u soo bandhigeen. Kiiskan oo la siyaasadeeyay warbaahin badanna ay uga faa’iideysatay in lagu aflagaadeeyo madax kala duwan iyo beelo wuxuu noqday mid dadku  ku wareeraan.

    SIDA KIISKAN U DHACAY DHINACA GABDHAHA HOOS KA AKHRISO

    Gurigaan oo ku yaalla Nawaaxiga Xeebta Liido ee Degmada Cabdicasiis Magaalada Muqdisho ayaa waxaa horay u lahaa Cabdirisaaq Xaaji Cali Saalax oo ay ka iibsadeen 2 Gabdhood oo ganacsato Soomaaliyeed ah ee kala ah:-

    Duniyo Max’ed Faarax iyo Haweeyo Xirsi Faarax waxay  soo bandhiga Docomentiyada sharciga ah ee ay guriga kula wareegeen iyagoona beeniyay warar uu siiyay Telefeshinada qaar, iyo Website-yada Xaashi Bulxan Furre oo ahaa Darawalkii Max’ed Siyaad Barre Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ee ku sheeganayo gurigaasi oo muddo uu si xoog ah ku heystay.

    Gabdhahaan Soomaaliyeed ayaa markii ay iibsadeen guriga waxa ay ugu tageen Xaashi Bulxan Fuure oo qoray caaraddii ku soo jeediyay uguna hanjabay in uu dilayo haddii aysan joojin sheegashadooda guriga.

    Intaas kadib ayey sheegeen in ay u dacwoodeen saldhiga Degmada Cabdicasiis iyo maamulka degmada illaa heer Gobol inbtaba islamarkaana markii la xaqiijiyay lahaanshahooda gurigaan uu is hortaag ku sameeyay Guddoomiyaha Maxkamadda sare Ceydiid Cabdullaahi Ilka Xanaf.

    Guriga ayaa la dhigay Ciidamo Koofiyo Cas ah oo Ra’iisul Wasaaraha taabacsa iyo abaanduulihii Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Cabdirisaaq Khaliif Cilmi kuwaas  oo qaab qabiil ku difaacayay Xaashi Bulxan Fuure oo aan heysna wax sifo sharci ah oo uu ku sheegto gurigaas.

    Beelaha ay ka soo kala jeedaan Gabdhaha iyo Xaashi ayaa kulan ay wada qaateen waxa ay heybta xaashi ku andacoodeen in wixii dowladda ay go’aan qaadato ay ku qancaan xilli gabdhahaan loogu awood sheegtay qori caaradii , garaado dowladeed iyo xasaanad  qarab oo shaar qabiil huwan.

    Intaas kadib ayaa Gabdhuhu ula tageen dacwadooda Xeer Ilaalinta oo ay tuseen Docomentiyadooda ,kaas oo faray Wasaaradda Amniga in gabdhaha gurigooda lagu wareejiyo hayeeshee Ciidamadii Boliiska la faray in gurigaas ay ku wareejiyaan gabdhaha ayaa waxaa Xabad kala horyimid Ilaalada Ra’iisul Wasaaraha iyo Abaanduulihii hore Jeneraal Cabdirisaaq  Khaliif Cilmi.

    Ugu dambeyn arrinta ayaa wxaa soo fara geliyay madaxda sare ee dowladda waxaana amar lagu bixiyay in guriga Ciidamo Nabad Sugid ah la dhigo.

    Sidaas daraadeed ayaa Gabdhahaan Ganacsatada Soomaaliyeed ee loogu awood sheegtay shaarka qaran ee Huwan Qabiilka , heystana cadeymaha Lahaanshaha gurigaan  waxa ay ka dalbanayaan Madaxda Dowladda Federaalka   sida Madaxweynaha , Ra’iisul wasaarah iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka in gurigooda  lagu wareejiyo.

    “ annaga Docoments-kaan ayaan heysnaa xaashi yuusan Telefishinada been uga Ooyine ha keensado wuxuu ku sheeganayo guriga hadii  naloo awood sheeganayo waa mid kale”sidaas waxaa tiri Duniyo Max’ed Faarax.

     

    DAAWO DOODA LABADA HAWEEN

    [ot-video type=”youtube” url=”https://www.youtube.com/watch?v=O9r2tgqxpYw”]

    9

    8

    [ad name=”HTML-7″]

    7

    6

    [ad name=”HTML-1″]

    5

    10

    GOOBJOOGE.COM
    [ad name=”HTML-1″]
    Col. Xaashi Furre Guri c/casiis Guriga Xaashi Bulxan
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDEGDEG: Ciidamada Itoobiya oo weerar ku qaaday Guri uu Garbahaarey kaga sugnaa Maxamed Cabdi Kaliil
    Next Article Xaalada Garbahaarey oo kacsan iyo dadweynihii magaalada oo ciidamada Itoobiya ka difaacaya Guddoomiye Kaliil

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo