“Aadan Cabdulle waxaa uu ahaa Madaxweynihii ugu horeeyay oo dalka soomaray oo ahaa Madaxweyne ku yimi hab dimuqraadiyad, dimuqraadiyadna uga tegay Afrika oo aan fasansaneyn wax dimuqraadiyad a yiraahdo.
Marka hade, markaan arkayo subax walbo macnaheedu waxaytahay in lagu daydo oo dalkan uu u gudbay dimuqraadiyad, oo runtii aan doonayno inaan hormarino dimuqraadiyada, taariikhdeena mar walbana aan xusno uu isna ka ahaa astaan wanaagsan”
MAXAMED C/LLAAHI FARMAAJO
MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA