Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID ayaa sheegay in shirkii Baydhaba ee madaxda Soomaalida ay kasoo baxeen heshiis ka dhan ah Somaliland oo lagu hubeynayo kooxda Garowe ka talisa.
Feysal Cali Waraabe oo weerar culus ku qaado Puntland iyo beesha maamulkaasi u badan ayaa sheegay in maamulka Puntland ay hub siineyso dowladda Farmaajo, arrintuna ay caddahay in dagaalka ka socda Tukaraq laga wado Muqdisho.
HOOS KA DAAWO