Xulka maamulka Jubbaland ayaa u soo baxay ciyaarta kama dambeysta fiinaalka ee koobka maamulada dalka,
kadib markii ay galabta rigoorayaal uga badiyeen kooxda gobolka Banaadir.
Waqtigii ciyaarta ayaa ku dhamaaday 0-0 barbarro ah, waxaana kooxda Jubba ay ku guuleysteen rigoorayaal, waxayna tani ahayd ciyaar adag oo kooxda Jubba ay dadaal weyn muujisay.
DHINACA SARE KA DAAWO RIGOOREYAASHII LABADA KOOXOOD
Wadani.com