Madaxweynaha Puntland ayaa khudbadii uu ka jeediyay Madashada wadatashiga Muqdisho ee hiigsiga cusub uga hadlay mowqifka maamulkiisa ee ku aadan sida loo qabanayo doorashada dhicin doonta 2016, wuxuuna si cad u sheegay in dadka Puntland ay go’aan ku qaateen in qaab degmo lagu soo xulo.
Dhinaca ka daawo Video-ga.
Wadani.com