Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Madoobe ayaa maanta markii ugu horeysay ka degay magaalada Cadaado ee xarunta u ah maamulka Galmudug, iyadoo halkaasi si diiran loogu soo dhoweeyay, waxaana ka hor tegay xubno uu hogaaminayay madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed.
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA