Xildhibaan C/qaadir Cosoble oo ah ninka uu madaxweyne Xasan Sheekh u xushay inuu noqdo madaxweynaha maamulka labada Gobol ee Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe ayaa shir jaraa’id maanta ku qabtay magaalada Jowhar.
Mudane Cosoble ayaa sheegay in maamulka labada gobol la dhisi doono oo aan laga quusan doonin, isla markaana aanay jiri doonin degdeg, laakiin ay raadinayaan wax la isla ogol yahay.
Xildhibaan C/qaadir Cosoble iyo xubno kale ayaa ku qulqulaya magaalada Jowhar iyadoo lagu wado in shirkii maamul u sameynta labada gobol uu halkaasi ka furmo.
GOOBJOOGE.COM