Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday Bandhigga Caalamiga ee Buugaagta ee ka socda magaalada Muqdisho isagoo ka qeyb galay akhrinta buugaagta ay soo bandhigeen qoreen qoreyaasha Soomaaliyeed.
Madaxweynaha ayaa wada sheekeysi la wadaagay ka qeyb galayaasha wuxuuna ka jawaabey su’aalo la weydiiyey oo la xiriira dhanka qorista buugaagta, dhaqanka iyo taariikhda Soomaalida. “Waxaan dhiirigelinayaa in si fiican loo qoro taariikhda iyo waayihii la soo marea si aan wax uga barrano. Bulshadeeny waxay u baahan tahay in la wacyi geliyo’’, ayuu yiri Madaxweynaha oo ka hadlay bandhigga.
DAAWO SAWIRRO
Wadani.com
[ad name=”HTML-1″]