Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»Madaxweynaha Soomaaliya: “Waxaan amaan u jeedinayaa doorka ay Itoobiya ka qaadaneyso xasilinta Soomaaliya”

    Madaxweynaha Soomaaliya: “Waxaan amaan u jeedinayaa doorka ay Itoobiya ka qaadaneyso xasilinta Soomaaliya”

    February 18, 2015Updated:February 18, 20152 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay xuska 40-guuradii aasaaskii Jabhadda talada Itoobiya heysa ee  Tigreega (TPLF) ee xukunka ka tuurtay Mingistu Haile- Mariam 1991.

    hassantplf

    Dabaaldegga “Tigray People’s Revolutionary Front” ayaa ka dhacay magaalada caasimadda u ah ismaamulka qawmiyadda Tigreega ee Mekelle. Waxaaana sidoo kale xuska ka qeyb galay madaxweynayaal ay ka mid yihiin Cumar Xasab Al-Bashiir-ka Suudaan,  Ismaaciil Cumar Geele-ha Jabuuti iyo madaxweynaha Rwanda Paul Kgame.

    hassan-tplf

    Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka qeyb galka munaasabada TPLF u maray howl adag isagoo saacado kooban ku sugnaa xaruntiisa Muqdisho markii uu safarka deg-dega ah ugu duuley Itoobiya, wuxuuna markaas uun ka soo laabtay socdaal caafimaad oo uu ku joogay Jarmalka.

    xasan_shiikh-tplf

    [ad name=”HTML-2″]

    Waxaa la arkayay madaxweynaha Soomaaliya oo calanka TPLF walfinaya, khudbad uu ka jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh xafladaasi ayuu ka sheegay in geesinimo naf-hurimo ay TPLF/EPRDF u soo mareen sidii ay u dhisi lahaayeen Itoobiyada maanta. “Afrika oo dhan ayaa ku faaneysa taariikhda ifeysa ee Itoobiya” ayuu yiri Xasan Sheekh oo intaas raaciyay in dadka Itoobiya ay wadajir uga shaqeeyeen nabadda dalkooda.

    “Waxaan amaan u jeedinayaa doorka ay Itoobiya ka qaadaneyso xasilinta Soomaaliya, Inkastoo Itoobiya iyo Soomaaliya ay waqti adag soo mareen, waxay hadda leeyihiin xiriir saaxiibtinimo oo dhow” ayay madaxweynaha Soomaaliya ka soo xigatay Wakaalada wararka Itoobiya inuu ka yiri xafladii dabaaldegga aasaaskii TPLF.

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML-4″]

    [ad name=”HTML”]

    Eithopia Makelle TPLF Xasan Shekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAllow remittances to avert a humanitarian crisis in Somalia (Seattle Times Editorial)
    Next Article Donor-backed body questions Somali state contract awards

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo