Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»DAAWO: Magacyada & Sawirrada ciyaartoyda Somaliya uga qeyb galeysa Ciyaaraha Olombikada Adduunka 2016, Brazil

    DAAWO: Magacyada & Sawirrada ciyaartoyda Somaliya uga qeyb galeysa Ciyaaraha Olombikada Adduunka 2016, Brazil

    July 29, 20162 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciyaaryahannada Soomaaliya uga qeybgelin doona ciyaaraha Olymbikada Aduunka ee dhowaan ka furmi doona dalka Brazil

    ayaa bilaabay  diyaargarowga iyo tegista dalkaasi,  iyadoo Soomaaliya ay ciyaaraha uga qeyb galayaan laba ciyaaryahan oo qura kuwaasoo kala ah:

    1. Maryan Nuux Muuse iyo
    2. Maxamed Daa’uud Maxamed

    Ciyaaraha Olymbikada Adduunka ee dalka Brazil ayaa furmaya doona bisha August ee fooda nagu soo heysa, waxaana isugu imaanaya kumanaan ciyaartoy oo dunida oo dhan ka soca, iyadoo ay yar tahay rajada laba ciyaaryahan ee Soomaaliya ka socda.

    Maryan waxay ku tartami doontaa orodka 400 Mitir, halka Maxamed-na  uu safan doono orodka 5000 Mitir, waana markii ugu horeysay oo Maxamed Daa’uud ka qeybgalo tartan caalami ah.

    Maxamed Daa’uud Maxamed ciyaaryahanka Soomaaliyeed ayaa sheegay in uu si aad ah ugu faraxsanyahay in Soomaaliya u matalo tartankaas isagoo sita calanka jamhuuriyadda Soomaaliya.

    Maryan waxaa ay horey ugu qeybgashay tartano goboleed iyo mid caalami ah, waxaana kamid ahaa tartanada dhalinyarada caalamka ee lagu qabtay dalalka; Kenya, jamhuuriyadda Congo, Botswana, Tanzania, Ethiopia, China iyo wadamo kale.

    Ciyaaryahnada Soomaaliya u matali doona ciyaaraha Olympicda ee dalka Brazil ayaa waxaa ay tababar ku qaateen garoonka Stadium Banaadir oo dib u habeyn balaaran uu ku sameeyay xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed oo kaashanaya kan aduunka ee FIFA.

    SAWIRRO

    Somali-Olympic4
    Maryan Nuux qofka ugu horeeya waxay ku jirtaa tababar ay ku qaadaneyso garoonka Konis
    Somali-Olympic3
    Mohamed Daud wiilka ugu horeeya waa qofka kaliya ee rag ah oo Soomaaliya u metelaya Ciyaaraha Olombikada Brazil

    Somali-Olympic2

    Somali-Olympic1

    Somali-Olympic

    Isha: NewVision

    Brazil 2016 Ciyaaraha Olombikada Adduunka Ciyaarahanada Somalia Maryan Nuux Mohamed Da'ud Somalia Olympics Sports
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleLebiskii Ugaaska Xawaadle ee Caleemo saarkiisa oo Qaraaxo iyo Dood dhaliyay (DAAWO VIDEO)
    Next Article Hogaamiyihii ugu weynaa ee Suuriya oo ka baxay Alqaacida, soona bandhigay sawirkiisa

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo