Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»DAAWO MUCJISO RABAANI AH: Gabar 19 sano jir oo aan qaar dambe lahayn..!! [CAD YAR]

    DAAWO MUCJISO RABAANI AH: Gabar 19 sano jir oo aan qaar dambe lahayn..!! [CAD YAR]

    July 22, 20162 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Sida dadka caadiga ah waa gabar ifeysa, faraxsan, waxayna ku ku talo jirtaa in mar uun ay riyadeeda u rimoobi doonto, taasoo ah inay furato dukaan ay leedahay.

    Laakiin Waxay ku dhalatay xaalad naxdin leh. Raxma Haaruuna ma laha qaarka dambe gebi ahaanba, waxaana wehel u noqday xanuun joogto ah, waxayna nolosheeda inteeda badan ku jirtaa Baaldi (Beeshin) caag ah, waana cad yar oo aan koriinsho lahayn.

    Gabadha aan ka hadleyno hadda da’deedu waa 19 sano jir ku dhalatay magaalada Kano ee dalka Nayjeeriya. Markiii la dhalatay waxay ahayd canug caafimaad qaba oo caadi ah, laakiin markii ay 6 bilood jirsatay waxaa is istaagay korintaakeedii, iyadoo jirkeedii uu joojiyay inuu kobco oo weynaado.

    Gabadhan hooyadeed oo lagu magacaabo Fadi, waxay sheegtay inay lix bilood jirkeedii ay Raxma baratay Fadhiga, laakiin ay kadib awoodi weyday inay garguurato, markaasina cudurku ku bilowday xaaladeeduna halkaas ku dambeysay oo calool xanuun haleelay ayna awoodi weyday inay wax qabsato.

    Qoyska Raxma oo muslim ah waxay intii karaankooda ay taageeraan gabadhooda cadka ah, waxayna u yihiin gaadiid iyo wax waliba oo ay u baahato, waxayna u noqdeen awooda ay ku socoto kuna nooshahay.

    Raxma waxay tiri: “Way i caawiyaan mar kasta, wax waliba oo aan u baahanahayna waa i siiyaan..”. Raxma waxay si gaara ugu xiran tahay walaalkeed 10 sano jir ah oo lagu magacaabo Fahad oo waqti badan siiya waliga u  sameeya walaashiis ka weyn.

    Fahad wuxuu sheegay inuu walaashiis ku caawiyo arrimo badan, sida uu dibadda u saaro oo maalin waliba bannaanka ku wareejiyo.

    Raxma hooyadeed waxay sheegtay inay ku faraxdo marka ay aragto dadka oo qof waliba caawinayo Raxma, ayna jeceshay in dadka qaraabada ah iyo deriska loo wado. Mar ayay sheegtay inay dhacday inay geeyeen Suuqa kadibna qof u iibiyay Gaariga lagu qaado.

    Waxaa laga qaaday sawirro lagu daabacay Wargeysyada gudaha Nayjeeriya, taasoo keentay in dadweynaha dalkaasi ay  taageero u soo diraan.

    Inkastoo Raxma xaaladeeda sidaas tahay haddana waa qof cajiib ah oo aan marba rajada ka tegin, waxayna leedahay geesinimo ah inay furato dukaan ay leedahay oo ah riyada mustaqbalkeeda ay dooneyso inay u rumowdo.

    “Alle ayaan uga mahad celinayaa wax waliba oo sameeyo, waxaan doonayaa inaan ganacsi sameysto, dukaan Khudaarta iyo wax waliba dadka ka iibsadaan, taas ayaan donayaa” ayay tiri Geesiyadda Raxma.

    DAAWO SAWIRRO

    Rahma2

    Rahma2

    Rahma3

    Rahma4

    Rahma7

    DAAWO VIDEO

    XULASHADA GOOBJOOGE.COM
    Daily Mail

    Gabar aan lahayn qaar danbe Mucjiso Nigerian Girl Rahma Rahma Haruna Xulshada
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTOOS U DAAWO: Ciyaarta Banadir vs Jubbaland ee Muqdisho ka socota
    Next Article DAAWO: Jubbaland oo u soo baxday fiinaalka Koobka maamulada & Banadir oo la reebay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo