Waxaa dhowaan la filayaa inuu suuqyada soo galo telefoonka cusub ee Samsung Galaxy Note 8 iyo Samsung Galaxy S 8, iyadoo la shaaciyay tilmaamaha cusub ee gacan-qaadkan ugu casrisan dunida.
Shirkadda Samsung ayaa ku dhawaqday in telefoonkan uu suuqyada soo geli doona bilaha soo socda, iyadoo lagu iibsan karo qiime wax yar ka badan 900 doolar.


![DAAWO: Muuqaalka iyo astaamaha cajiibka ah ee Samsung Galaxy Note 8 [Official Introduction]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2017/08/maxresdefault-3-1024x576.jpg)