Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Qaraxa oo ahaa mid xoog leh ayaa dhaliyay burbur weyn, wuxuuna ka dhacay Wadadda Maka Almukarama inta u dhaxeysa Hotelka Maka Almukarama iyo Saldhigga Booliska Degmada Waaberi.
Sawirrada laga helay qaraxa iyo muuqaalada laga duubay ayaa muujinaya baaxada uu lahaa, waxaana la sheegay in dad badan ay u dhinteen. Dadkii ugu horeeyay ee gaaray goobta qaraxa ayaa arkay ilaa lix qof oo meyd ah.
HOOS KA DAAWO
https://twitter.com/imukhtaar/status/891576055043158016
DAAWO: Muuqaalka iyo Sawirradii ugu horeeyay Qaraxa Magaalada Muqdisho