Golaha Wasiirada maamulka Jubba ee uu hogaamiyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo dhowaan la dhisay ayaa kulankoodii ugu horeeyay maanta ku yeeshay magaalada Kismaayo.
Golahan Wasiirada oo ay ka mid yihiin laba madaxweyne ku xigeen iyo ku dhowaad 20 wasiir waxaa shirkooda guddoominyay Madaxweyne Axmed Madoobe.
HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
Wadani.com