Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Galmudug»DAAWO: Odayaal ka tirsan Beesha Ceyr oo afka furtay & digniin u jeediyeen Xasan Sheekh iyo beelaha Sacad-Saleebaan

    DAAWO: Odayaal ka tirsan Beesha Ceyr oo afka furtay & digniin u jeediyeen Xasan Sheekh iyo beelaha Sacad-Saleebaan

    March 11, 20162 Mins Read Galmudug
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Naba-doono  ka tirsan Beesha Ceyr  digniin iyo baaq u jeediyay beelo  uu sheegay inay dagaal u abaabulayaan degaanadooda iyo dowladda  dowladda Soomaaliya oo ay  ku eedeeyeen xarig ay la daba joogto shaqsiyaadka ka soo jeeda Beeshaasi kadib markii dowladda Soomaaliya loo gacan geliyay Cabdi Nuure Siyaad oo sirdoonka Kenya ay ka soo qabteen dalka Kenya.

    Odayaashan oo taageersan kooxda Ahlu suna kuna sugan Dhuusamareeb ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen halkaasi waxay bogaadiyeen kooxda Ahlu suna, waxayna kadib eedeyn u jeediyeen dowladda Federaalka.

    Odayaasha oo uu ka mid ahaa Ciise Lugey ayaa ku dooday  in  duulaanada ka dhanka ah Magaalooyinka Beesha Ceyr, laga soo abaabulo Cadaado iyo Koonfurta Gaalkacyo, laguna adeeganaayo dad wada dhashay.

    Wuxuu xusay in goobaha laga soo abaabulaayo dagaalada ay Beesha Ceyr u aragto inaanay iyadu duulaan ku ahayn beelaha la dhashay (Sacad & Saleebaan) ee halkaasi degga, isla-markaana uu ugu baaqaayo inay joojiyaan colaada ay ku hayaan beeshooda.

    “Koonfurta Gaalkacyo iyo Degmada Cadaado maalin la arko duulanada ka soo baxaaya in la joojiyaa codsaneynaa. Haddii duulaanadaa la joojin waayo dadka Cayrka la yiraahdo ama Maxamed Madarkicis, dad garan kara dhibtooda weeye. Waxay go’aansanayaan wixii la gudboon.” Ayuu yiri Nabadoonku.

    Ciise Lugey ayaa sidoo kale ku eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya gacan si adag ula dhaqmo  dadka waxgalka ah ee Beesha Ceyr, hase ahaatee uu ka digaayo in dhibaato ay kaga timaado Beeshaasi, haddii aanu ka laaban dagaalka uu ku hayo xubnaha Beesha.

    Cali Dhoof oo isna ka mid ahaa odayaasha shirka jaraa’id ka hadlay ayaa beelaha Sacad & Saleebaan ugu baaqay inay ka waantoobaan in lagu shaqaysto, haddii kalana ay sababi doonto in dadka wada dhashay, wada degga ay kala irdhoobaan.

    Nabad-doonadan beeshooda u hadlay ayaa ku hoos nool ururka Ahlu suna ee dowladda uga dhawaaqay Dhuusamareeb iyo Guriceel, waxaana dhinac kale ee eedda loo jeediyay ay aamisan yihiin in degaanadaasi ay awood ku leeyihiin beelo kasoo duulay Xeraale iyo degaanka Soomaalida Itoobiya.

    Wadani.com

    Beesha Ceyr Dhuusamareeb Duulaanka goboladda dhexe
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDad loo qabtay Qarixii qasaaraha geystay ee ka dhacay Degmada Garbahaarey
    Next Article DHAGEYSO Guddoomiyaha Alshabaab ee Hiiraan: “Mareykanku waxay sheegteen inay dileen anigan idinla hadlaya…”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo