Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland ayaa la weydiiyay xilliyada uu firaaqada leeyahay waxyaabaha uu ku madadaalo, wuxuuna sheegay inuusan xilligan helin wax firaaqo ah laakiin markii hore uu jeclaa inuu wax akhristo siiba arimaa dhaqaalaha. Suugaanta ayuu sheegay in dadkii uu jeclaa kuwii Waaberi ee qaraamiga ahaa iyo heesihii dhexe.
Hees uu aad u jecel yahay ayuu sheegay Hees ay qaado Kinsi Xaaji Aadan, isagoo ereyo ka mida ku luuqeeyay;
HOOS KA DAAWO QARAAXADA
Wadani.com