Qasaaraha weerarka saaka aroortii lagu qaaday Hotelka Saxafi ayaa sii kordhaya iyadoo aan weli la soo afjarin weerarkaasi.
Saraakiil, xildhibaano hore iyo ganacsato ayaa lagu dilay weerarka Hotel Saxafi oo noqday mid ka mida kuwii ugu qasaaraha badnaa weeraro xiriir ah oo Alshabaab ku qaaday hoteelada Muqdisho.
HOOS KA DAAWO SAWIRADII UGU DANBEEYAY