Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa qaar ka mida sawiradii ugu yaabka badnaa ee laga qaaday xafladii maanta ee caleemo saarka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Sawirada oo akhristayaasha loo soo xulay waxaa ka muuqda sida xafladda looga soo qeybgalay iyo madaxda kala duwan ee goobt timid.
Waxaa xusid mudan in sawirada qaarkood ay yihiin kuwo soo jiidasho leh oo bixinaya dareen farriimo kala gedisan. Madaxweyne Farmaajo gacmaha heysta labada madaxweyne ee ka horeeyay. Xaaska Farmaajo oo si weyn uga dhex muuqata sawirro kala duwan iyo muuqaalo leh oo ashaqaraar leh.
DAAWO SAWIRRADA
Wadani.com