Waxaan idin soo gudbineynaa muuqaallo laga soo qaaday Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay kadib markii laga saaray kooxda Alshabaab oo muddo dheer halkaasi gacanta ku heysay, waxaana ka muuqda shacab iyo ciidamo ku faraxsan in Maleeshiyada Kooxda Al-Shabaab laga saaray halkaasi.
HOOS KA DAAWO SAWIRADA DIINSOOR
[ad name=”HTML”]
Wadani.com
[ad name=”HTML-1″]