Aas ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin iyo shacab ayaa maanta magaalada Gaalkacyo loogu sameeyay askartii Galmudug ee lagu dilay weerarkii duqeynta ahaa diyaarad Mareykan ah ku qaaday.
Askarta aaskaasi loo sameeyay ayaa gaareysa 13 waxayna dhammaantood ku geeriyoodeen Duqeyntii ka dhacday Degaanka Jeexdin ee Waqooyi Bari Gobolka Mudug
DAAWO SAWIRRO