Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»DAAWO SAWIRRO: Arooskii ugu Cajiibsanaa oo loo sameeyay wiilka ay Ayeeyada u tahay Boqorrada Ingiriiska

    DAAWO SAWIRRO: Arooskii ugu Cajiibsanaa oo loo sameeyay wiilka ay Ayeeyada u tahay Boqorrada Ingiriiska

    May 19, 20181 Min Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Aroos aan muddooyinkan danbe la arag ayaa maanta loo sameeyay Wiilka ay ayeeyada u tahay boqoradda Ingiriiska, Queen Elizebath ee lagu magacaabo Prince Harry oo guursaday gabar jilaa Mareykan ah oo lagu magacaabo Meghan Markle.

    Waxuuna guurkani uu noqday guur gabar ka tirsan Hollywoodka Mareykanka ay ku biiriyay qosyka boqortooyada oo taariikh ahaan soo jiray kun sanadood. Amiir Charles, oo ah aabaha dhalay Amiir Harry ayaa lasoo lugeeyay aroosadda marki ay soo galeysay kaniisadda Saint George’s Chapel ee qasriga Windsor.

    Xafladan oo lagu cazuumay in ka badan 600 oo marti-sharaf ah ayaa waxaa ka maqnaa Markle oo ah aabaha dhalay aroosadda Meghan. Hadal qoraal ah oo ay Khamiistii soo saartay ayay ku xaqiijisay inuusan kasoo qeybgali doonin munaasbadda sababo dhinaca caafimaadka ah.

    Laakin waxaa joogtay oo munaasabadda soo xaafirtay hooyada dhashay aroosadda oo la yiraahdo Doria Ragland.

    Marti-sharafka goob-jooga ah xafladda ayaa waxaa ka mid ah jilayaal iyo ciyaartooy caan ah oo ay ku jiraan Oprah Winfrey, George and Amal Clooney, David and Victoria Beckham, Sir Elton John iyo Idris Elba.

    DAAWO SAWIRRO

    A sea of smiling faces greets Harry and Meghan as they leave the church after the American-influenced service conducted by the Archbishop of Canterbury

    Meghan and Harry process out of the chapel after exchanging vows in a quite extraordinary wedding today 

    The couple, who are now the Duke and Duchess of Sussex, organised a wedding that reflected both their backgrounds

    The newlyweds stare deeply into each other's eyes after the biggest and happiest day of his life

    Harry looked very emotional at points in the service and several others in the congregation were in tears on their happy day

    Harry and Meghan's big day was a thoroughly modern affair for a new generation of royals with huge crowds all wanting to take their mobile picture or selfies

    Meghan Markle Prince Harry Queen Elizebath UK
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaamulka G/Banaadir oo lagu soo kordhiyey Agaasimeyaal Xogheyn u noqonaya Guddoomiye ku xigeenada [Akhriso]
    Next Article Faahfaahin ku saabsan Sarkaal, Maamule Shirkad & Ganacsade Caawa lagu dilay Magaalada Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo