Ciidamada Nabadgelyada magaalada Muqdisho ayaa maanta qabtay laba baabuur oo midkood laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, iyo mid kale oo dabley ay saarneyd, kuwaasoo la sheegay inay weeraro qarax iyo dagaal ah u qorsheeyeen hotel ku yaala magaalada degaanka KM5.