Shan badmaax oo u dhashay Jasiiradaha Comoro ayaa maanta lagu qabtay xeebta magaalada Kismaayo kadib markii Dooni ay wateen kula qalibantay Badweyne India.
Maamulka Jubba ayaa soo bandhigay sawirada shantaas nin oo aanay weli caddeyn waxa ay qabanayeen iyo sida ay ku soo gaareen xeebaha Soomaaliya.
DAAWO SAWIRRO