Dagaalamayaashii Alshabaab ee weerarka ku qaaday Hotel Dayax ayaa lagu soo bandhigay bannaanka hotelka, kadib markii 4 ka mida la dilay, midkoodna isku qarxiyay Gaari weyn oo hotelka lala beegsaday.
Dhaliyaro aysan da’doodu ka badneyn 20 sano jir oo u dhaxeeya 16-20 sano ayay ahaayeen kuwii soo qaaday weerarka Hotelka Dayax sida uu sheegay wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed.
Meydadka Sawiradda ah fadlan waxaa digniin ah inaad isku daawan haddii aadan awoodin
DIGNIIN: WAA SAWIRRO AAD U QALAFSAN












![DAAWO SAWIRRO: Dhalinyaro ka yar 20 sano jir oo geysatay Weerarkii Dayax Hotel [DIGNIIN]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2017/01/Meydad.jpg)